Wararka

Monday March 15, 2010 - 00:27:25
Visits: 2092
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo cayaarta kubada cagtu ay wali tahay tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu hir geliyay tababarkii labaad oo qeyb ka ah barnaamijka loogu magac daray Win in Africa with Africa oo Soomaaliya ay ka hesho FIFA,tababarkaas oo sabtidii ka furmay dalka…
Wednesday March 10, 2010 - 13:37:42
Visits: 2075
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina waxaa maanta saxaafada u sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid carab oo hada ku sugan dalka Jabuuti.
Sunday March 07, 2010 - 13:36:43
Visits: 2669
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo uu si xiiso leh u soconayo tartanka horyaalka kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa waxaa saaka cayaar aad u kululi ay dhex martay naadiyada Albeder iyo GMT waxaana cayaartaasi ay ka mid ahayd cayaarihi ugu kululaa tan iyo intii tartanku furmay.
Sunday March 07, 2010 - 12:31:16
Visits: 2730
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo cayaarta kuba da cagta oo ah tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ay wajahyso dhibaatooyinkii ugu darnaa ee abid soo mara taariikhda inta la ogyahay ayaa hadana xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu maalintii jimcaha ee shalay dib u bilaabay horyaalkii kubada cagta dalka Soomaaliya…
Friday February 12, 2010 - 21:24:25
Visits: 2640
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Dowladda federalka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in uu maanta gellinkii dambe magaalada Riyaadh ee dalka sacuudiga ku geeriyooday wasiirkii dhalinyarada iyo isboortiga Suleymaan Colaad Rooble.
Monday January 25, 2010 - 21:37:19
Visits: 2293
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta waxaa uu munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyay xulka qaranka Soomaaliya oo dhawaan ka adkaaday dhigooda dalka Jabuuti cayaar qeyb ka ahayd is reeb reebka koobka Chan ee qaarada Afrika.
Thursday January 07, 2010 - 11:58:35
Visits: 3427
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Djibouti: Ciyaaryahanka khadka dhexe u maamula xulka ahna Captain-ka Xulka K/Cagta Soomaaliyeed Yuu Cali ayaa waxaa uu sheegay sida ay uga rajo qabaan in ay guul uga keenaan Tartanka CHAN Cup oo kulan ciyaareed ka tirsan ay xulka Jabuuti la yeelanayaan xulka Soomaaliya 8/01/2010.
Thursday November 26, 2009 - 18:14:03
Visits: 2434
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Cayaartoyda Xulka Qaranka dalka Soomaaliya oo muddooyinkanba diyaar garrow ku jiray ayaa u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay kaga qeyb galayaan tartanka qaramada dalalka bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan Kenya marti gelineyso.
Friday November 20, 2009 - 10:19:09
Visits: 3073
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Dugsiga Jaabir Bin Xayaan ayaa shalay ku guuleystay tartankii loo qabtay dugsiyada gobalka Banaadir ee uu soo qaban qaabiyay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta laguna maamuusayay maalinta macalinka Soomaaliyeed oo barri ku beegan
Sunday November 15, 2009 - 11:37:58
Visits: 3094
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka kubadda cagta ee soomaaliya ayaa suurta-geliyey qabsoomida tartanka kubadda cagta ah kaasi oo ay ka qeyb qaadanayaan qaar ka mida dugsiyada ka dhsian gobalka Banaadir, waxaana lagu maamuusayaa 21-November oo ah maalinta macalinka Soomaaliyeed.