Wararka & Dhacdooyinka
Xiriirka kubabdda Cagta oo soo saaray jadwalka horyaalka dhallinyarada.
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Cagta ayaa maanta oo bisha August 30 tahay ku dhawaaqay isku aadka horyaalka dhallinyarada ee sanadka 2020-ka....
Read MoreGaroonka Muqdisho oo marti gelinaya cayaartii ugu horeysay tan iyo 2004-tii.
Waayihiin mugddiga ahaa ee garoonka kubabdda cagta Muqdisho ayaa soo dhamaaday, waxaana rumoobaya riyooyinkii mudada dheer soo jiray marka uu garoonku marti geliyo cayaartii ugu horeysay muddo 16 saanadood...
Read MoreGuddoomiyaha Elman FC oo is casilay, sheegayna in uu kooxda sii garab taagnan doono.
Guddoomiyaha Naadiga Kubbadda Cagta ee Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay....
Read MoreXiriirka kubbadda Cagta oo munaasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano dhawaan geeriyooday.
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa munaasabad duco ah u sameynaya cayaaryahano qaran oo dhawaan geeriyooday, sida uu shaaciyay, xafiiska warfaafinta xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya....
Read MoreXiddiggii hore ee Qaranka iyo Horseed AUN Saciid Ducaale oo geeriyooday.
War aan wanaagsanayn ayaa kasoo yeeray dalka Yemen halkaas oo uu maanta kiu geeriyooday cayaaryahankii hore ee xulka qaranka Soomaaliya iyo naadiga Horseed, Saciid Ducaale....
Read MoreXulka qaranka Soomaaliya oo soo diray farriin wacyi-gelin ah oo ka dhan ah cudurka COVID-19.
Cayaartoyda xulka qaranka Soomaaliya ayaa soo diray fariimo wacyi-gelineed oo ka dhan ah cudurka dilaaga ah ee Coronavirus, iyagoo kusoo biiray ololaha caalamiga ah ee FIFA hoggaamineyso ee lagula dagaalla...
Read MoreSFF Magazine - Get insights & Information
Standings & Results
Somali Premier League
# | Team Name | MP | W | L | D | Pts |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Horseed S.C | 10 | 6 | 1 | 3 | 21 |
2 | Dekedda SC | 11 | 6 | 2 | 3 | 21 |
3 | Mogadishu City Club | 10 | 6 | 2 | 2 | 20 |
4 | Elman FC | 10 | 5 | 2 | 3 | 18 |
5 | Heegan S.C | 11 | 5 | 4 | 2 | 17 |
6 | Raadsan | 11 | 4 | 5 | 2 | 14 |
7 | Midnimo | 11 | 3 | 4 | 4 | 13 |
8 | Gaadiidka FC | 11 | 3 | 6 | 2 | 11 |
Dekedda SC | 1:1 | Midnimo |
Raadsan | 3:0 | Gaadiidka FC |
Elman FC | 1:1 | Heegan S.C |
Mogadishu City Club | 1:2 | Rajo FC |
Horseed S.C | 1:1 | Jazeera SC |
Gaadiidka FC | 0:1 | Dekedda SC |
Midnimo | 0:2 | Heegan S.C |
Raadsan | 2:2 | Rajo FC |
Elman FC | 4:1 | Jazeera SC |
General Da’ud Cup
# | Team Name | MP | W | L | D | Pts |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Horseed S.C | 6 | 4 | 0 | 2 | 14 |
2 | Mogadishu City Club | 6 | 4 | 1 | 1 | 13 |
3 | Geeska Afrika | 5 | 3 | 1 | 1 | 10 |
4 | Jazeera SC | 4 | 3 | 1 | 0 | 9 |
5 | Gaadiidka FC | 5 | 3 | 2 | 0 | 9 |
6 | Sahafi FC | 4 | 2 | 1 | 1 | 7 |
7 | Heegan S.C | 4 | 1 | 2 | 1 | 4 |
8 | Elman FC | 3 | 1 | 1 | 1 | 4 |
Gaadiidka FC | 5:2 | Badbaado FC |
Batroolka FC | 1:1 | Geeska Afrika |
Mogadishu City Club | 1:0 | Dekedda SC |
Horseed S.C | 0:0 | Elman FC |
Heegan S.C | 1:2 | Jazeera SC |
Jamhuuriya | 2:3 | Waxool FC |
Raadsan | 0:0 | Sahafi FC |
Rajo FC | 1:1 | Midnimo |
Batroolka FC | 0:3 | Gaadiidka FC |
Division One League
# | Team Name | MP | W | L | D | Pts |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Jeenyo FC | 5 | 5 | 0 | 0 | 15 |
2 | Batroolka FC | 5 | 4 | 1 | 0 | 12 |
3 | Geeska Afrika | 5 | 4 | 1 | 0 | 12 |
4 | Sahafi FC | 5 | 2 | 2 | 1 | 7 |
5 | Waxool FC | 4 | 2 | 2 | 0 | 6 |
6 | Albeder | 4 | 2 | 2 | 0 | 6 |
7 | Badbaado FC | 5 | 2 | 3 | 0 | 6 |
8 | Gantaalaha Afgooye | 5 | 1 | 4 | 0 | 3 |
Geeska Afrika | 3:1 | Waxool FC |
Albeder | 2:3 | Jeenyo FC |
Madbacadda FC | 2:4 | Batroolka FC |
Sahafi FC | 3:1 | Jamhuuriya |
Gantaalaha Afgooye | 4:5 | Badbaado FC |
Albeder | 1:0 | Madbacadda FC |
Jamhuuriya | 1:5 | Gantaalaha Afgooye |
Geeska Afrika | 2:1 | Badbaado FC |
Jeenyo FC | 4:0 | Madbacadda FC |
Division Two League
# | Team Name | MP | W | L | D | Pts |
---|---|---|---|---|---|---|
1 | Ummah Hospital | 12 | 11 | 1 | 0 | 33 |
2 | Badbaado FC | 12 | 9 | 3 | 0 | 27 |
3 | Gantaalaha Afgooye | 12 | 7 | 2 | 3 | 24 |
4 | SomaliFruit | 12 | 3 | 6 | 3 | 12 |
5 | Gasco | 12 | 3 | 7 | 2 | 11 |
6 | Hillaac FC | 12 | 2 | 8 | 2 | 8 |
7 | Albeder | 12 | 1 | 9 | 2 | 5 |
Ummah Hospital | 2:4 | Badbaado FC |
Gasco | 0:3 | Gantaalaha Afgooye |
SomaliFruit | 3:0 | Albeder |
Hillaac FC | 1:1 | Gantaalaha Afgooye |
Ummah Hospital | 4:1 | Albeder |
Gasco | 1:0 | SomaliFruit |
Hillaac FC | 1:5 | SomaliFruit |
Badbaado FC | 5:3 | Albeder |
Ummah Hospital | 2:0 | Gasco |
Album-Ka Sawirrada

Madaxda Qaranka
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description

Img Title
Img Description