3 cayaaryahan oo Afrikaan ah oo ku jira liiska cayaartoyda kubada dahabka ah 2009-ka

Monday October 19, 2009 - 21:56:52
0 Comments
2697
Shaafici Muxyidiin
Cayaaryahanka la yiraahdo Didier Drogba ee u dheela kooxda Chelsea ee dalka Ingriiska una dhashay dalka Ivory Coast, Yaya Toure oo u dheela kooxda Barcelona ee dalka Spain iyo cayaaryahanka u dhashay Cameroon ee la yiraahdo Samuel Eto’o una dheela kooxda Inter Milan,ee dalka Talyaaniga ayaa ah sadexda cayaaryahan ee Afrika ugu jira liiska lasoo saaray ee cayaartoyda dunida ee sanadkan la siinayo abaal marinta kubada dahabka.


Eto’o iyo Drogba ayaa liisyo hore kasoo muuqaday hada ka hor inkastoo aanay waligoodba helin abaalmarinta noocan oo kale ah,laakin lama oga in sanadkan ay sidii hore noqon doonto iyo in midkood wax heli doono,maadaama liiskan lasoo saaray uu yahay saadaalin oo kaliya laakin cida guuleysatay ay dib kasoo bixi doonto.

Qaabka ay cayaaryahanadu ugu kala horeeyaan liiska ayaa lasoo ban-dhigidoonaa 1-da bisha December ee soo socota.

Marka loo eego qaarada Afrika xiddiggii hore ee dalka Liberia George Weah ayaa ahaa cayaaryahanka keliya ee Afrika ka helay abaal marintan waxaana la gudoonsiiyay sanadku markuu ahaa 1995-kii.

Magacyada cayaartoydu waa kuwan hoose.

 Andrei Archavine (Russia, Arsenal)

 Karim Benzema (France, Lyon then Real Madrid)

 Iker Casillas (Spain, Real Madrid)

 Cristiano Ronaldo (Portugal, Manchester United then Real Madrid)

 Diego (Brazil, Werder Bremen then Juventus, Turin)

 Didier Drogba (Cote d’Ivoire, Chelsea)

 Edin Dzeko (Bosnia, Wolfsburg)

 Samuel Eto’o (Cameroon, FC Barcelona then Inter Milan)

 Cesc Fabregas (Espagne, Arsenal)

 Fernando Torres (Spain, Liverpool)

 Diego Forlan (Uruguay, Atletico Madrid)

 Steven Gerrard (England, Liverpool)

 Ryan Giggs (Netherlands, Manchester United)

 Yoann Gourcuff (France, Bordeaux)

 Thierry Henry (France, FC Barcelona)

 Zlatan Ibrahimovic (Sweden, Inter Milan then FC Barcelona)

 Iniesta (Spain, FC Barcelona)

 Julio Cesar (Brazil, Inter Milan)

 Kakà (Brazil, Milan AC then Real Madrid)

 Frank Lampard (England, Chelsea)

 Maicon (Brazil, Inter Milan)

 Lionel Messi (Argentina, FC Barcelona)

 Luis Fabiano (Brazil, FC Séville)

 Franck Ribéry (France, Bayern Munich)

 Wayne Rooney (England, Manchester United)

 John Terry (England, Chelsea)

 Nemanja Vidic (Serbia, Manchester United)

 David Villa (Spain, Valence)

 Xavi (Spain, FC Barcelona)

 Yaya Touré (Cote d’Ivoire, FC Barcelona)

Source: African Press Agency

 

Somali Football Media Department

 

Email:somalifootballmedia@gmail.com

 

+25250 969815 Cell

+2525 936226 Office

+2521 600601   Fax

 



Leave a comment