Tartanka Gobollada

Tartamada uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa ka mid ah:

Tartanka Goballlada

Tartanka goballada waa sanadle waxaana ka qeyb gala dhamaan 18-ka gobal ee uu dalka Soomaaliya ka koobnan yahay.

Gobalada waxaa loo kala qeybiyaa ilaa iyo 5 Zone oo zone-kiiba ay kasoo baxaan laba gobal,iyadoo kadibna 10-kaa gobal loo qabto tartanka kama dambeynta ah oo hadba lagu marti geliyo gobalkii buuxiya shuruudaha looga baahan yahay marti gelinta wareega ugu dambeysa.

Shuruudahaas waxaa ka mida amaanka,dhaqaalaha, hoteelada,farsamada iyo garoomada.

Tartanka Goballada - 2010