Gaadiidka

Tuesday January 14, 2014 - 00:18:30
Visits: 2411
0 Comments
Super Admin
Saddex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Gaadiidka ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada kala ah Horseed iyo Gaadiidka 14-kii bishan Janaayo sanadka 2014.
Tuesday January 21, 2014 - 16:03:59
Visits: 2595
0 Comments
Super Admin
Hal cayaaryahan oo keliya ayaa ganaax ka qaatay naadiga Gaadiidka intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Gaadiidka iyo Dekedda ee dhacday 21-kii bishan Janaayo 2014.