Caddaay oo lagu daray liiska Cayaartoyda heerka 1-aad ee Man City

Thursday August 20, 2009 - 17:23:50
0 Comments
4112
Shaafici Muxyidiin
Cayaaryahanka da’da yar ee Soomaaliyeed Cabdi Salaam Cabdul Qaadir Cadaay ayaa waxaa uu si rasmi ah ugasoo dhex muuqaday liiska cayaartoyda heerka 1-aad ee kooxda Manchester cityee dalka Ingriiska.


Dhaqaaqan horumarka leh ee uu ku talabasaday cayaaryahan Cabdi Salaam cadaay ayaa waxaa uu yahay mid dhiiri gelin u sameynaya guud ahaanba cayaartoyda Soomaaliyeed ee soo koreysa, waxaana sidoo kale tani ay horu kac u tahay qaranka Soomaaliyeed oo cayaaryahan kasta oo soo baxa uu mustaqbalka Soomaaliya ku matali doono cayaaraha kubada cagta ee caalamiga ah.

 

Sida lagu shaaciyay shabakada wararka ee kooxda Manchester City waxaa cayaaryahankan da’da yar ee Soomaaliyeed uu si rasmi ah uga mid yahay liiska heerka koobaad ee kooxdu ku duulaan tageyso xiliyada soo socda waxaana uu xiranayaa numberka 48-aad.

 

Si aad u hesho macluumaad dheeri ah booqo linkiga hoose ee shabakada wararka kooxda Man City oo aad ka heleyso liiska cayaartoyda iyo magacyadooda oo dhameystiran.

 

http://www.mcfc.co.uk/News/Club-news/2009/July/Tevez-gets-his-favourite-No32

 

 

Squad numbers in full

 

1 Shay GIVEN (GK)
2 Micah RICHARDS
3 Wayne BRIDGE
4 Nedum ONUOHA
5 Pablo ZABALETA
6 Michael JOHNSON
7 Stephen IRELAND
8 Shaun WRIGHT-PHILLIPS
9 Valeri BOJINOV
10 ROBINHO
11 ELANO Blumer
12 Stuart TAYLOR (GK)
14 Roque SANTA CRUZ
15 Javier GARRIDO (J.GARRIDO)
16 Kasper SCHMEICHEL (GK)
17 Martin PETROV
18 Gareth BARRY
20 Felipe CAICEDO
22 Richard DUNNE
23 RETIRED
24 Ched EVANS
26 BEN HAIM Tal    
27 BENJANI Mwaruwari
29 Kelvin ETUHU
30 Shaleum LOGAN
31 Adam CLAYTON
33 Vincent KOMPANY
34 Nigel DE JONG
35 Scott KAY
36 Javan VIDAL
37 Gunnar NIELSEN (GK)
39 Craig BELLAMY 
40 Vladimir WEISS     
41 Ben MEE      
42 Karl MOORE      
43 Clayton MCDONALD     
44 Dedryck BOYATA    
45 Gregory CUNNINGHAM
46 Paul MARSHALL   
47 James POOLE   
48 Abdisalam IBRAHIM
49 Donal MCDERMOTT   
50 Ryan MCGIVERN 
51 Robert MAK
52 Alex TCHUIMENI-NIMLEY
53 David BALL
54 Kieran TRIPPIER
55 Andrew TUTTE
57 Tobias JOHANSEN (GK)

 

Somali Football Media Department

 

Email:Somalifootballmedia@gmail.com

 

+2525-0-969815 Cell

+2525 936226   office

 



Leave a comment