Jubbada Hoose

Tuesday May 17, 2011 - 17:18:38
0 Comments
2934
Shaafici Muxyidiin
Gobalka Jubada Hoose waxaa uu ka qeyb galay tartankii cayaaraha 18-aad ee gobalada Soomaaliya ee lagu qabtay Garowe intii u dhexeysay 15-31-kii December ee sanadkii 2010-ka.


Inkastoo gobalkani uu caan ku ahaa guul kasoo hoynta cayaaraha Gobalada Soomaaliya hadana nasiib darro tartankii 18-aad wuxuuka galay kaalinta 4-aad.

 

Gobalkan Jubada hoose waxaa tartankii 18-aad ee gobalada ku matalayay masuuliyiinta iy cayaartoidya magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:

 

No

Magacaca

Masuuliyadda

01

Axmed Ruke Yuusuf

Maamule

02

Shariif Maxamed Abuukar

Maamule

03

Cabdow C/alla Beele

Tababarre

04

Maxamed C/aahi

Ciyaartoy

05

Maxamed Axmed Cirro

Ciyaartoy

06

C/casiis Maxamed Jaamac

Ciyaartoy

07

C/maan Daahir Maxamed

Ciyaartoy

08

C/maan Bedel Sugulle

Ciyaartoy

09

C/fataax Jaamac Cali

Ciyaartoy

10

Yuusuf Maxamed Cismaan

Ciyaartoy

11

Cabaas C/aahi Cali

Ciyaartoy

12

Deeq C/aahi Aaryo

Ciyaartoy

13

Caato Cabdi Jaamac

Ciyaartoy

14

Cali Faarax Dheere

Ciyaartoy

15

C/qaadir C./maan Ruhul

Ciyaartoy

16

Axmed Xaaji Cumar

Ciyaartoy

17

Janaale Ibraahim Janaale

Ciyaartoy

18

Muxsin Mumin Maqmaq

Ciyaartoy

19

C/qaadir Shubaye C/qaadir

Ciyaartoy

20

C/aahi Cabdi Xamdi

Ciyaartoy

 

 

Somali Football Media Department

+25250 930226 Telephione office

+2521 600601 Fax

+252699 969815 Mobile

Email:somalifootballmedia@gmail.com

 



Leave a comment