Tacsi Tiriaanyo Leh

Sunday March 11, 2012 - 20:23:09
0 Comments
2505
Shaafici Muxyidiin
Guddomiyaha Guddga Olmbikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ku xigeenkiisa Duran Axmed Faarax, xoghayaha Guud ee GOS Cabdullaahi Axmed Tabarbi, Maamulaha xafiiska GOS Maxamed cabdow Xaaji


guddoomiyaha Xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed Siciid Maxamuud Nuur, ku xigeenadiisa Cali Saciid Guuleed iyo Cabdullaahi Abow Xuseen, gudoomiyaha kubada lalisa Maxamed cali Cadow, ku xigeenadiidsa Maxamed Ibraahim Muumin iyo Maxamed Abuuar Xiireey, Guddoomiyaha, Xiriirka Feerka Xaaji Mamed Axmed Colow, Guddoomiyaha Xiriirka Karateega Aweys Maxamed Abati, guddoomiyaha Xiriirka kubada koleyga Ibraahim Xuseen Cali Roombe ku xigeenkiisa Maxamed xaaji, Xoghayaha guud ee xiriirka kubada Cagta Cabdi Qani Saciid Carab, Xoghayaha guud ee xiiirka kubada koleyga Siciid Ducaale, Xoghayaha Guud ee xiriirka kubada Miiska Mire Sheekh Cumar, xoghayaha guud ee xiriirka kubada gacanta Nuur Maye cusmaan, ku xigeenada  xoghayaha xiriirka kubada cagta Xasan Maxamed Maxmuud iyo Abuukar Islow Xasan, Guddoomiyaha Ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed Cabdi Casiis Goodax Barre, ku xiggenka ururka saxafiyiinta isboortiga Shaafici Muxuyadiin, dhamaan xubnaha guddiyada fulinta ee xiriirada kala duwan, madaxda ururada isboortiga, ciyaartoyda xiriirada kala duwan garsooreyaasha macalimiinta cayaaryahanka Hidaha iyo dhaqana Axmed Abuuar Abunaa iyo dhamaan bahweynta isboortiga Soomaaliyeed waxaa ay tacsi tiiraanyo leyh u dirayaan guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada gacanta Maxamed Xuurshe Xasan Enoow oo galabta hoyadiis Kaltuumo Xasan Xuseen ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

 

Alle ha u naxariisto marxuumada caruurtii, eheldadii iyo asxaabtii ay a tagtayna Samir iyo iimaan Alle ha ka siiy AAMIIN AAMIIN

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAICUUN

 



Leave a comment