Isku aa dka Orange cup oo lasoo saaray.

Friday October 07, 2011 - 18:21:54
0 Comments
2593
Shaafici Muxyidiin
Waxaa lasoo saaray isku aadka tartanka 28-aad ee koobka qaramada Afrika ee {Orange African Cup of nations} loo yaqaan kaas oo bisha Janaayo ee sanadka soo socda si wada jir ah loogu marti gelin doono wadamada Gabon iyo Equatorial Guinea.


Tartan qaaradeedkan ayaa waxaa uu socon doonaa inta u dhexeysa 21-ka janaayo ilaa iyo 10-ka Feebraayo ee sanadka soo socda sida ku cad jadwalka kasoo bxay xiriirka kubada cagta ee qaarada Afrika.

Isku aadka waxaad ka heli kartaa linkigan hoose

http://www.cafonline.com/userfiles/file/ANNEXE%202%20-%20CALENDRIER%20CAN%202012%20-_FINAL%20_2_.pdf

Somali Football Federation Media Department

 

+2521 235047 Office.

+25250 930226 Office

+2521600601    Fax

 

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment