Tacsi Tiiraanyo leh

Sunday March 27, 2011 - 08:51:42
0 Comments
2489
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Saciid Maxamuud Nuur, ku xigeenadiisa Cali Saciid Guuleed, Cabdulaahi Abow Xuseen, Cabdirashiid Xaashi, xoghayaha guud Cabdi Qani Sacid Caradb, guddoomiyaha guddiga garsoorka Cusmaan Jaamac Diraac, xubnaha guddiga fulinta , xogyeheynta , garsooreyaasha heerarka kala duwna macalimiinta, cayaartoyda iyo guud ahaan bahweynta kubada cagta Soomaaliyeed waxaa ay tacsi u dirayaan garsoore Qaasim Sheekh Maxamuud oo hooyadiis ay shalay ku geeriyootay deegaanka Doolow.


Marxuumada waxaa ay Eebe uga baryayaan in uu naxariistii Jano ka waraabiyo eheladii ay ka baxdayna samir iyo IImaan ka siiyo.

 

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

 

Somali Football Media Department

+25250 930226 Office

+2521 600601 Fax

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment