Ganaax: SAVANA: 15/11/2013

Friday November 15, 2013 - 01:11:54
0 Comments
2820
Super Admin
Mid ka mida cayaar-yahanada Naadiga Savana FC ayaa qaatay calaamada jaalaha sababo la xariira qaladaad ka dhan ah nidaamka kubada oo uu galay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Savana VS Gaadiidka oo dhacday 15-kii November 2013.


Magaca cayaar-yahanka, numberka funaanada uu xirto, iyo daqiiqada uu ganaaxa qaatay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name

Number

Minute

Date

Cautions

Abdulkader Hashi Osman

17

18th

15/11/2013

Yellow Card

Xafiiska Warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta

Email:somalifootballmedia@gmail.com




Leave a comment