Ganaax: Horseed 10 November 2013

Sunday November 10, 2013 - 01:32:00
0 Comments
2989
Super Admin
Intii ay socotay cayaartii dhex martay Horseed iyo Dekedda oo dhacday 10-kii November 2013, Naadiga Horseed hal cayaaryahan oo keliya ayaa laga siiyay calaamada Jaalaha, sida hoos ku cad.


Magaca cayaaryahanka, daqiiqadii ganaaxa uu qaatay, iyo nooca uu yahay ganaaxa uu qaatay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name

Number

Minute

Date

Caution

Abdi Hussein Ahmed

5

34th

 10 Nov 2013

Yellow Card



Xafiiska war-faafinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta

Email:somalifootballmedia@gmail.com

 

 



Leave a comment