Ciyaartoy ka tirsan Elman oo la ganaaxay

Sunday April 17, 2011 - 19:39:22
0 Comments
3186
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo la tixraac ciyaartii dhex martay Naadiyada Elman iyo Horseed, dhacdayna taariikhdu markey aheyd 13/04/011, kuna tirsaneyd Horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee 2010-2011 taasoo markii ay dhamaatay kadib ay dhacday in laba ciyaaryahan oo ka tirsan Elman oo kala ah: C/maan Ismaciil Cismaan iyo Saciid Maxamud Maxamed dhamaadka ciyaarta ka dib ay fal gacan ka hadal ah kula keceen garsoorihii cayaarta dhex dhexaadinayay.


Hadaba Guddiga Aadaabta iyo Dishibiliinka ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa maanta arrinkaas ka fariistay waxana lagasoosaaray go’aanada hoos ku cad

 

Somali Football Media Department

+25250 930226 Office

+2521 600601 Fax

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment