Gobalka Nugaal: kaalinta 3-aad ee tartanka 18-aad ee gobalada 2010

Friday January 14, 2011 - 08:46:59
0 Comments
3235
Shaafici Muxyidiin
Gobalka Nugaal, waxaa uu ka qeyb galay tartankii 18-aad ee nabada iyo horumarinta kubada cagta gobalada Soomaaliya ee ka dhacay Garowe 15-31 December 2010.


Gobalka Nugaaloo caasimadiisu tahay magaalada Garowe, oo ka mid ahaa gobalada ugu ad adag waxaa uu nasiibkiisu usaamaxay in uu galo kaalinta 3-aad ee tartankii 18-aad ee gobalada dalka Soomaaliya.

 

Tartankan ayay ahayd markii ugu horeysay ee la qabto muddo 22 sanadood ah, waxaana ujeedka uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu ka lahaa ay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dagaaladu kala irdheeyeen laguna abuuro is dhex gal iyo nabad.

 

Gobalka Nugaal waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay  macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.

 

Coach

1-Maxamed Cali Ciiro

 

Players

 

1-C/raxmaan faarax Nuur

2-Cabdi Casiis CusmaanSaciid

3-Cabdi Qani CabdiSaciid

4-CabdiSamad Xaamud Sheekh

5-Cabdi Qani Saciid Aadan

6-Axmed Cabdullaahi Cilmi

7-Daad Faarax Nuur

8-Maxamed Cabdi Aadan

9-Maxamed Cabdul Qaadir Cali

10-Maxamuud Xuseen Jaamac

11-Maxamed Saciid Jaamac

12-Muuse Aadan Maxamed

13-Nuuradiin Cabdirashiid Maxamuud

14-Cumar Cabdi Sheekh

15-Saciid Cabdi Salaan Xasan

16-Yaqcuub Cusmaan Maxamuud

17-Yaxye Maxamed Ismaaciil

 

 Somali Football Media Department

+25250 930226 Telephione office

+2521 600601 Fax

+252699 969815 Mobile

Email:somalifootballmedia@gmail.com



Leave a comment