Xulka kubada cagta qaranka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano ayaa maanta 1-0 kaga adkaaday dhigooda Kenya cayaartii ugu dambeysay ee group-ka A kana tirsanayd tartanka dhalinyarada CECAFA ee ka socda Burundi. Natiijadan ayaa ka dhiegysa in Soomaaliya ay kusoo baxday kaalinta 1-aad ee group-ka A, waxaana…