Sawirrada Isbedbedelaya

Thursday March 26, 2020 - 20:59:35
Visits: 1613
0 Comments
Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta aduunka Gianni Infantino, ayaa dhambaal tacsi ah soo gaarsiiyay madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab, oo uu kaga tacsiyeeyay geeridii ku timid cayaaryahankii hore ee naadiga Batroolka Alle ha u naxariistee marxuum Cabdulqaadir Maxamed…
Wednesday November 20, 2019 - 08:51:26
Visits: 1209
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Gudoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya ahna xubin ka mida guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirka guddiga fulinta Caf oo looga hadli doono arrimo dhowr ah oo quseeya horumarinta kubbadda cagta qaaradda.