Xulka Wararka

Monday July 20, 2009 - 12:42:23
Visits: 4123
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xuka Qaranka kubada cagta ee U 17 iyo kooxda Kubbada Cagta ee naadiga Heegan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shalay Sabtidii cayaar saaxiibtinimo ku yeeshay garoonka dugsiga sare ee Booliska waxaana cayaartaasi ay ku dhamaatay 3-2 oo ay guushu ku raaday xulka U 17.
Wednesday July 29, 2009 - 09:13:50
Visits: 3063
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo sababtu ay tahay fowdada iyo dagaalada ugu yaraan maalineyaasha noqday ee ka jira magaalada caasimada ah ee Muqdisho ayaa cayaartoyda xulka qaranka U-17-ka ee kubada cagta dalka Soomaaliya waxaa ay ka qexeen xaruntii hore oo ay mudoo ku tababar qaadanayeen oo ah Stadium Banaadir oo ku taala degmada…
Monday August 03, 2009 - 14:57:08
Visits: 4144
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir.
Tuesday August 04, 2009 - 17:24:52
Visits: 3609
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble ayaa saaka waabarigii booqasho dhiiri gelin ah ugu tagay xulka qaranka ee da'doodu ka hooseyso 17-ka sanadood oo haatan ku tababar qaadanaya dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen goobtoodii hore.
Wednesday March 24, 2010 - 21:52:28
Visits: 2544
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xoghayaha guud ee xiriirka kubada cagta dalka Tanzania Fredrick Mwakalebela ayaa ugu baaqay taagerayaasha dalka Tanzania in ay maalinta Sabtida ah ee soo socota si weyn garoonka Uhuru stadium ugusoo baxaan si ay kooxdooda u dhiiri geliyaan, inta ay socoto cayaar adag oo ay la yeelanayaan Xulka Soomaaliya…