Xulka Wararka

Monday April 26, 2010 - 14:48:26
Visits: 2477
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya, mudanayaal baarlamaan iyo dad weyne aad u farabadan ayaa ka qeyb qaadan doona soo dhaweynta xulka qaranka kubada cagta dad'oodu ka yartahay 17-ka sano oo lagu wado maalinta Salaasada ah in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho iyagoo ka imaanaya dalka Kenya oo ay dhigooda…
Tuesday May 18, 2010 - 03:45:24
Visits: 2501
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo todobaadkan Soomaaliya laga xusay munaasabada 15-ka May oo ah sanad guuradii 67-aad ee kazoo wareegatay markii dhidibada loo tagay ururkii SYL, oo ahaa urur dhalinyaro oo dhaliyay gobanimada maanta aanu heysano, ayaa guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Siciid Maxamuud Nuur…
Wednesday July 21, 2010 - 10:19:28
Visits: 2769
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Waxaa barri uu bisha July tahay 22 magaalada Helsinki ee dalka Finland si rasmi ah uga furmaya cayaaraha xagaaga ee (Eurosom summer games) oo sandkiiba mar loo qabto kooxo soomaaliyeed oo ka kala dhisan dalal kala duwan oo Yurub ku yaala.
Tuesday August 03, 2010 - 22:00:02
Visits: 2803
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan.
Monday August 09, 2010 - 15:59:22
Visits: 2592
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).
Thursday October 14, 2010 - 15:24:29
Visits: 2919
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Shir ay isugu yimaadeen guddoomiyeyaasha naadiyada kubada cagta ee ka dhisan dalka Soomaaliya oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu cambaareeyay aflagaado uu guddoomiyaha ganaaxan ee naadiga dekedaha Cabdi Jiinow u geystay Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed…