Dhacdooyinka

Monday August 03, 2009 - 15:03:18
Visits: 2867
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee xiriirka caalamiga ah Duran Axmed Faarax ayaa Axdii booqasho ugu tagay xulka U-17-ka kubada cagta dalka Soomaaliya oo haatan tababar ku qaadanaya garoonka dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen stadium Banaadir.
Monday August 03, 2009 - 20:43:13
Visits: 3859
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Mauuiyiinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta waxaa xafiiskiisa ay kulan kula yeesheen wasiirka isboortiga iyo dhalinyarada ee dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble, waxaana labada dhinac ay islasoo qadeen arrimo badan oo xasaasi ah oo la xariira dhaq dhaqaaqyada kubada…
Tuesday August 04, 2009 - 17:29:05
Visits: 3750
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga dowladda federalka Soomaaliya Suleymaan Colaad Rooble ayaa saaka waabarigii booqasho dhiiri gelin ah ugu tagay xulka qaranka ee da'doodu ka hooseyso 17-ka sanadood oo haatan ku tababar qaadanaya dugsiga sare ee booliska kadib markii ay kasoo qexeen goobtoodii hore.
Wednesday March 24, 2010 - 10:01:31
Visits: 2978
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee loo yaqaano Ocean stars ayaa lagu wadaa in ay dalka Tanzania gaaraan maalinta Khamiista ah ee inasoo aadan halkaas oo ay cayaar ka mida is reebreebka tartanka CHAN ee Afrika kula yeelan doonaan dhigooda Tanzania ee Taifa stars.
Tuesday April 20, 2010 - 22:02:41
Visits: 3337
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Shaafici Muxuydiin Abuukar (Islow) oo ah aas aasaha Ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed horayna guddoomiye uga soo noqday hadana ah guddoomye ku xigeenka 1-aad ee xiriirka caalamiga ah ee SSPA ayaa loo magacaabay xubin ka mida guddiga warfafainta xiriirka kubada cagta ee bariga iyo bartamaha…