Gaadiidka: Cautions 15/11/2013

Friday November 15, 2013 - 02:18:38
0 Comments
3222
Super Admin
Ilaa iyo 6 cayaar-yahan oo ka tiisan naadiga Gaadiidka ayaa ganaaxyo jaale ah qaatay intii ay socotay cayaartii ay 15-kii November la yeesheen naadiga SAVANA.


Cayaartii furitaanka horyaalka kooxda Gaadiidka wax ganaax ah lama siinin laakin maanta ayay xaabsadeen ganaax-yadii ugu badnaa ee hal koox qaadato tan iyo intii tartanku bilaabmay

Magacyada cayaar-yahanada la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name

Number

Minute

Date

Cautions

Abdullahi Ahmed Mohamed

9

25th

15/11/2013

Yellow Card

Mohamed Ibrahim Abdullahi

11

42nd

15/11/2013

Yellow Card

Liban Mukhtar Hassan

14

65th

15/11/2013

Yellow Card

Mahad Nur Farah

2

75th

15/11/2013

Yellow Card

Ibrahim Abdi Mohamed

6

86th

15/11/2013

Yellow Card

Aweys Abdullahi Abikar

16

87th

15/11/2013

Yellow Card

Xafiiska Warfaafinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta

Email:somalifootballmedia@gmail.com




Leave a comment