Bandhigga Somsoccer

Saturday April 12, 2014 - 01:23:27
Visits: 2739
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn usoo dhaweeyay sii deyntii ay ciidamada Kenya xabsiga kasii daayeen cayaaryahan ka tirsan xulka qaranka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 20-ka sano kaasoo la sii daayay xalay kaddib muddo laba habeen ah oo uu xirnaa.
Friday April 18, 2014 - 12:35:21
Visits: 3930
0 Comments
Super Admin
Sarkaal darajo sare leh oo ka socda Ururka kubada Cagta aduunka ee FIFA ayaa maanta dalka soo gaaray, waxaana ujeedada socdaalkiisu ay tahay in uu hogaamiyo tababar heer caalami ah oo FIFA u qabaneyso garsooreyaasha sare sare ee dalka oo ay ku jiraan kuwa heerka caalami.
Sunday July 13, 2014 - 20:43:19
Visits: 2828
0 Comments
Super Admin
Waa talaabo weyn oo taariikhi ah in markii ugu horeysay mid ka mida macalimiinta garsooreyaasha kubada Cagta Soomaaliya Cali Maxamed Axmed (Cali Saciid) uu macalin ka noqon doono tababar heer caalami ah oo dalka Cameroon loogu qaban doono garsooreyaasha Africa oo sanadka ka mid noqday garsooreyaasha…
Wednesday December 24, 2014 - 18:20:53
Visits: 3775
0 Comments
Super Admin
Dhowr maalmood kaddib markii ururka Kubada Cagta qaarada Afrika ee CAF uu u aqoonsaday Shaafici Muxuyadiin (ISLOW) kaalinta 1-aad agaasimeyaasha warfaafinta 54-ta dal ee xubnaha ka ah ururka Caf, ayaa xoghayaha guud ee CAF mudane Hicham El Amrani wuxuu Shaafici usoo magacaabay Tifaftiraha qeybta Englishka…