Bandhigga Somsoccer

Monday November 11, 2013 - 01:01:27
Visits: 4403
0 Comments
Super Admin
Iyadoo horyaalka kubada cagta dalka Soomaaliya uu si xiisa leh uga soconayo garoonka Stadium Banaadir ayaa maanta waxaa halkaa isku fara saaray naadiyada kala ah Jeenyo iyo Savana, waxaana kooxda Jeenyo ay 2-0 madaxa dhulka ugu dhigtay kooxda Savana.
Tuesday November 12, 2013 - 01:18:50
Visits: 14236
0 Comments
Super Admin
Cayaar lagu tilmaamay in ay ahayd tii ugu adkeyd uguna xamasada badneyd tan iyo intii uu bilowday horyaalka dalka Soomaaliya ee NationLink Telecom Championship ayaa galabta garoonka Banaadir ku dhex martay naadiyada kala ah Elman iyo Banaadir waxaana naadiga Banaadir u suura gashay inay si xarraga leh…
Wednesday November 13, 2013 - 16:06:49
Visits: 2568
0 Comments
Super Admin
Xoghayaha Guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa maanta u amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galaya shir weynaha Guddiga fulinta ee ururka kubada Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA , sidaasi waxaa lagu sheegay war saxaafadeed…
Wednesday November 20, 2013 - 02:00:26
Visits: 2593
0 Comments
Super Admin
Isagoo tix-raacaya ballan qaadkii uu sameeyay madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya ee ku aadanaa in uu dhiir-gelinayo kubada cagta Soomaaliya ayaa xoghayaha guud ee ururka kubada cagta bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA Mr. Nicholas Musonye wuxuu si weyn usoo dhaweeyay sida madaxweynaha…
Wednesday November 27, 2013 - 01:46:40
Visits: 2514
0 Comments
Super Admin
Safiirka Soomaaliya ee dalka Imaaraadka carabta Mudane Abdulqaadir Shiikheey Al Hatami ayaa isagoo ku hadlayay magaca dhamaan diplomaasiyiinta Soomaaliyeed gaar ahaana kuwa ku sugan Imaaraadka waxaa uu tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan oo uu uga tacsiyeeyay geeridii naaxdinta…
Sunday December 29, 2013 - 16:00:17
Visits: 4042
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Axad ah in horyaalka kubada cagta dalka ee 'Nation Link Telecom Championship' uu dib u furmayo maalinta Arbacada ah ee inasoo aadan oo bisha Janaayo ay tahay 1 sanadka 2014-ka, waxaya cayaarta ugu horeysa isaga hor imaan doona…
Monday January 06, 2014 - 00:10:10
Visits: 6340
0 Comments
Super Admin
Dhamaan xubnaha bahweynta kubadacagta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaa ay tacsi u dirayaan xoghayaha guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid Carab oo looga tacsiyadeynayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Adeerkiis Alle ha u naxariistee Maxamed Carab oo ku geeriyooday…
Thursday January 09, 2014 - 01:16:29
Visits: 5603
0 Comments
Super Admin
Kooxda Banadir Sports Club oo ka mida kooxaha ugu ad adag dalka ayaa maanta hakisay Hankii Heegan hogaankana u qabatay horyaalka heerka 1-aad ee Nation Link Telecom Championship, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay Naadiga ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan cayaar ka dhacday garoonka Banadir Stadium.
Tuesday January 14, 2014 - 13:22:41
Visits: 2861
1 Comments
Super Admin
Dhamnaan xubnaha bahweynta kubada cagta Soomaaliyeed iyo taageerayasha kubada cagta meel kastaoo ay joogaan waxaa ay tacsi tiiranayo leh u dirayaan guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble oo looga tacsiyadeynayo geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Walaalkiis…
Thursday January 16, 2014 - 17:18:52
Visits: 4693
0 Comments
Super Admin
Garsoore hore oo heer Caalami Cabdiraxmaan Cabdi Cumar (Shuuriye) ayaa maanta oo khamiis ah shaaca ka qaaday in uu qorsheynayo in uu isu badalo macalin dhanka garsoorka ah si uu gacan uga geysto wax barida dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay shaqda garsoorka kusoo biiraan, maadama uu haatan ka weynaaday…
Saturday January 18, 2014 - 13:27:10
Visits: 2877
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta soo saaray wareegtooyin kala duwan oo xambaarsan ganaax la dul dhigay mid ka mida naadiyada heerka 1-aad ee ka qeyb galaya horyaalka Nation Link Telecom championship, halka mid ka mida macalimiinta naadiyada iyo ciyaaryahan kale iyagana loodiray digniin.