Bandhigga Somsoccer

Tuesday June 25, 2013 - 21:10:20
Visits: 2494
0 Comments
Super Admin
Tartanka Cecafa Kagame club cup ee ka soconaya deegaanada dagaaladu halakeeyeen ee waqooyiga Darfur iyo koofurta Gordofan ayaa soo gaaray rubuc dhamaadkiisii waxaana 8-da kooxood ee usoo baxay ka mida kooxda dalka aanu walaalaha nahay ee Jabuuti ka socota ee Ports FC.
Thursday July 18, 2013 - 06:33:42
Visits: 2708
1 Comments
Super Admin
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Saciid Carab ayaa maanta oo khamiis ah ku dhawaaqay in xiriirka Soomaaliyeed uu aad uga mahad celinayo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA gaar ahaana waaxdiisa horumarinta sida ay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ugu ogolaatay…
Saturday July 27, 2013 - 08:18:05
Visits: 2703
0 Comments
Super Admin
Waaxda farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa sheegtay in xiriirku aad ugu rajo weynyahay in is badal weyn uu ku imaan doono cayaartoyda Soomaaliyeed gaar ahaana dhinacyada xirfada, farsamada iyo qaab ciyaareedkooda, hadii horyaalka dalka lagu cayaaro garoon heer caalami ah, isla markaana…
Monday July 29, 2013 - 03:06:17
Visits: 21557
0 Comments
Super Admin
Madaxwdeynaha Ururka kubada Cagta Qaarada Afrika Ciise Xayaatu ayaa qoraal tacsi ah soo gaarsiiyay guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble si uu dhambaalkiisa tacsida ah ugu soo gudbiyo dhamaan bahweynta kubada cagta dalka Soomaaliya geeridii naxdinta lahady…
Sunday September 29, 2013 - 05:27:12
Visits: 3165
0 Comments
Super Admin
Xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ahna xubin ka tirsan guddiga FIFA beach soccer, isla markaana ah guddoomiyaha guddiga tartamada ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA Mr Cabdi Qani Saciid Carab ayaa FIFA u magacawday in uu maamulo cayaarta kama dambeysta ah…
Sunday October 06, 2013 - 01:47:20
Visits: 5654
0 Comments
Super Admin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta Mudane Cali Saciid Guuleed Rooble ayaa socdaal howleed ku tagay garoonka kubada cagta Sadium Banaadir oo dhismihiisu heer gaba gabo ah marayo. Garoonka ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu qabto tartanka horyaalka heerka 1-aad ee dalka oo naadiyada ka qeyb…
Sunday October 06, 2013 - 19:58:10
Visits: 2429
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax saaray afar ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo laga ganaaxay dhamaan cayaaraha gudaha iyo dibada muddo hal sano ah oo ka bilaabaneysa maanta oo Axad ah bishuna tahay October 6, 2013.
Tuesday October 15, 2013 - 02:23:15
Visits: 818
0 Comments
Super Admin
Waaxda tartamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqday xiliga la qabanayo cayaarta koobka koobabka ee sanadka 2013-ka waxaana xiriirku shaaciyay in cayaartaasi ay ka dhici doonto garoonka Stadium Banaadir 17-ka bishan oo ku beegan Khamiista inasoo aadan.
Friday November 01, 2013 - 20:43:22
Visits: 3489
0 Comments
Super Admin
Iyadoo ururka kubada cagta aduunka ee FIFA uu ahmiyad weyn siinayo horumarinta kubada cagta Soomaaliya ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa uu shaaca ka qaaday in FIFA ay ansixisay mashruuc kale oo balaaran oo Soomaaliya loogu dhisayo xarun weyn oo xiriirku ku shaqeyn doono iyo garoonka…
Saturday November 02, 2013 - 23:58:15
Visits: 4039
1 Comments
Super Admin
Macalinka 1-aad ee xulka Qaranka Soomaaliya Macalin Maxamed Cabdulle Farayare ayaa maanta shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xulka qaranka Soomaaliya oo ka qeyb geli doona tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika oo ka dhici doona dalka Kenya inta u dhexeysa 27-ka November ilaa iyo 12-ka…
Tuesday November 05, 2013 - 02:19:26
Visits: 3538
0 Comments
Super Admin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si weyn u cambaareeyay war uu dhawaan sii daayay guddoomiyaha xiriirka kubada cagta dalka Kenya Sam Nyamweya oo shaaciyay wax uu ku sheegay 'Hindise nabadeed' loo marayo kubada cagta oo lagusoo bandhigayo tartanka qaramada bariga iyo bartamaha Afrika…
Wednesday November 06, 2013 - 03:25:06
Visits: 3251
0 Comments
Super Admin
Naadiga Elman FC oo heysata Horyaalka Soomaaliya ayaa maanta ku guuleystay koobka koobabka ee Supper Cup, kaddib markii ay rogoore yaal 5-4 ah kaga adkaadeen kooxda Banadir Sports Club, cayaar adag oo ka dhacday garoonka Stadium Banaadir.