Wararka

Saturday December 27, 2008 - 21:15:27
Visits: 2010
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Qoraal saxaafadeed maanta kasoo baxay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa tacsi tiiraanyo leh loogu diray guud ahaan umada Soomaaliyeed gaar ahaana bah-weynta Isbooriga dalka oo looga tacsiyadeeyay geeridii naxdinta lahayd ee 26-kii bishan ku timid macalimiintii kubada koleyga Soomaaliyeed Cumar…
Wednesday December 24, 2008 - 08:42:11
Visits: 1736
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Cadde ayaa Hotelka Kempniski ee magaalada Djibouti waxaa xalay uu kulan kula qaatay guddoomie ku xigeenka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Axmed Nuur Xasan Cadbulle iyo xoghayaha guud ee Xiriirka Cadbi Qani Saciid Carab waxaana kulankaas looga wada…
Thursday December 04, 2008 - 13:54:54
Visits: 1743
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Khabiirka dhanka kubada cagta Aweys Maxamed Jimcaale oo madax ka ahaa guddiga Garsoorayaasha Ciyaarihii Is-reeb reebka Gobollada Soomaaliya wareegoodii labaad ee lagu qabtay Garowe ayaa maanta shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada magaalada Muqdisho waxaa uu kaga war bixiyay qaabkii ay cayaarahaasi…
Monday December 01, 2008 - 09:38:05
Visits: 7181
1 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddiga farsamada ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa shaaca ka qaaday in laba cayaaryahan oo ka mid ahaa cayaaryahanadii ka qeyb galay tartarnkii 18-aad ee gobalada wareegiisii shalay lagusoo gaba-gabeeyay magaalada Garowe si rasmi ah loogu soo biiriyay xulka qaranka Soomaaliya.
Sunday November 30, 2008 - 21:05:41
Visits: 8009
4 Comments
Shaafici Muxyidiin
Galabta ayaa garoonka Mire Awaare ee magaalada Garowe waxaa ka dhacday cayaar final u ahayd wareega labaad ee cayaaraha 18-aad ee kubada cagta gobalada Soomaaliya waxaana cayaartii galabta isku haleelay gobalada bari iyo Nugaal oo kaalinta koobaad u tartamayay.
Saturday November 29, 2008 - 20:00:32
Visits: 9111
9 Comments
Shaafici Muxyidiin
Waxaa heer gabo gabo ah maraya tartanka kubada cagta 18-aad ee gobalada dalka Soomaaliya oo qeyb ahaan iminka ka soconaya magaalada garowe ee xarunta maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland waxaana tartanka oo semifinalkiisu soconayo galabta la macsalaameeyay xulka gobalka Mudug oo sidaa ku haray.
Saturday November 29, 2008 - 18:34:37
Visits: 1944
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Ku simaha guddoomiyaha guddiga Olombikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji yabarow (Wiish) ayaa ku amaanay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta talaabada horumarka leh ee uu horay u qaaday waxaana uu ku guubaabiyay xiriirada qaran ee kale ee hoos yimaada GOS in ay maseyraan oo ku daydaan xiriirka kubada cagta.