Wararka

Tuesday April 27, 2010 - 13:27:37
Visits: 1723
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa maanta dalka dib ugusoo laabtay iyagoo kasoo amba baxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana garoonka diyaaradaha loogu qabtay munaasabad soo dhaweyn heer qaran ah.
Monday April 26, 2010 - 14:22:18
Visits: 1610
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wasiiro ka tirsan dowlada Soomaaliya, mudanayaal baarlamaan iyo dad weyne aad u farabadan ayaa ka qeyb qaadan doona soo dhaweynta xulka qaranka kubada cagta dad'oodu ka yartahay 17-ka sano oo lagu wado maalinta Salaasada ah in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho iyagoo ka imaanaya dalka Kenya oo ay dhigooda…
Saturday April 24, 2010 - 22:13:58
Visits: 2209
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 17-ka sanao ayaa galabta usoo baxay wareega 2-aad ee tartanka dhalinyarada kubada cgata qaarada Afrika kadib markii ay bar bar dhac 0-0 ah ku celiyeen dhigooda Kenya oo ay horayna ugasoo badiyeen.
Tuesday April 20, 2010 - 09:34:16
Visits: 1994
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Shaafici Muxuydiin Abuukar (Islow) oo ah aas aasaha Ururka saxafiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed horayna guddoomiye uga soo noqday hadana ah guddoomye ku xigeenka 1-aad ee xiriirka caalamiga ah ee SSPA ayaa loo magacaabay xubin ka mida guddiga warfafainta xiriirka kubada cagta ee bariga iyo bartamaha…
Thursday March 25, 2010 - 22:16:30
Visits: 1814
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa maanta duhurkii gaaray magaalada Dar es Salaam ee xarunta dalka Tanzania halka soo ay maalinta sabtida ah ee inasoo aadan cayaar ka mida is reeb reebka koobka Chan ee Afrika kula yeean doonaan dhigooda Tanzania.
Wednesday March 24, 2010 - 21:49:21
Visits: 1657
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xoghayaha guud ee xiriirka kubada cagta dalka Tanzania Fredrick Mwakalebela ayaa ugu baaqay taagerayaasha dalka Tanzania in ay maalinta Sabtida ah ee soo socota si weyn garoonka Uhuru stadium ugusoo baxaan si ay kooxdooda u dhiiri geliyaan, inta ay socoto cayaar adag oo ay la yeelanayaan Xulka Soomaaliya…
Wednesday March 24, 2010 - 09:34:41
Visits: 1720
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee loo yaqaano Ocean stars ayaa lagu wadaa in ay dalka Tanzania gaaraan maalinta Khamiista ah ee inasoo aadan halkaas oo ay cayaar ka mida is reebreebka tartanka CHAN ee Afrika kula yeelan doonaan dhigooda Tanzania ee Taifa stars.
Tuesday March 23, 2010 - 17:18:18
Visits: 2240
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Cayaartoyda xulka qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa maanta u amba baxay dalka Tanzania oo ay cayaar kula yeelan doonaan xulka dhigooda ah ee dalkaasi maalinta Sabtida ah ee inasoo aadan.
Thursday March 18, 2010 - 13:55:35
Visits: 1787
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay laguna soo gabagabeynayay tababar maalmahanba dalka jabuuti uga socday 26 ka mida garsooreyaasha kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa habeenkii Arbacadu soo galeysay lagu qabtay hotelka Sheraton ee magaalada Jabuuti.
Monday March 15, 2010 - 00:27:25
Visits: 1792
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo cayaarta kubada cagtu ay wali tahay tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu hir geliyay tababarkii labaad oo qeyb ka ah barnaamijka loogu magac daray Win in Africa with Africa oo Soomaaliya ay ka hesho FIFA,tababarkaas oo sabtidii ka furmay dalka…
Wednesday March 10, 2010 - 13:37:42
Visits: 1794
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina waxaa maanta saxaafada u sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid carab oo hada ku sugan dalka Jabuuti.