Wararka

Thursday October 14, 2010 - 14:39:50
Visits: 2203
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Shir ay isugu yimaadeen guddoomiyeyaasha naadiyada kubada cagta ee ka dhisan dalka Soomaaliya oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa si weyn loogu cambaareeyay aflagaado uu guddoomiyaha ganaaxan ee naadiga dekedaha Cabdi Jiinow u geystay Ururka kubada cagta aduunka ee FIFA iyo xiriirka Soomaaliyeed…
Friday October 01, 2010 - 06:25:08
Visits: 2556
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka Qaranka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 23-ka sanadood ayaa ku sugan dalka Jabuuti oo ay ku qaadanayaan tababar ay ugu diyaar garoobayaan lugta hore ee cayaaraha is reerb reebka Olombikada aduunka ee ka dhici doona London 2012-ka.
Friday August 13, 2010 - 20:51:11
Visits: 2167
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xulka kubada cagta dalka Soomaaliya ee da'doodu ka yartahay 20-ka sano ayaa maalinta Axadaa ah ee inasoo aadan cayaarta ugu horeysa ee tartanka CECAFA U-20 ee nabada iyo horumarinta la yeelanaya dhigooda dalka Sudan.
Friday August 13, 2010 - 13:36:22
Visits: 2483
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo lagu wado barri oo sabti ah in tartanka CECAFA U-20 uu ka furmo magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa ururka maamula kubada cagta dalalka gobalka ee CECAFA waxaa uu Eritrea ku amaanay abaabulka wanaagsan oo ay sameysay cayaaraha ka hor.
Monday August 09, 2010 - 16:00:03
Visits: 2454
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).
Monday August 09, 2010 - 15:57:03
Visits: 1802
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).
Monday August 09, 2010 - 15:55:41
Visits: 1586
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).
Monday August 09, 2010 - 15:54:53
Visits: 1524
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa lagusoo gabagabeeyay Seminaar muddo 3 cisho ah u soconayay masuuliyiinta xaga wax barshada ugu qaabilsan Xiriirada kubada cagta ee dalalka Afrika, waxaana Soomaaliya ku metalayay madaxa wax barashada Xiriirka Cali Maxamed Axmed (Cali Siciid).
Tuesday August 03, 2010 - 22:00:53
Visits: 10528
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada caga ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartan kubada cagta ah oo mudo 10-maalmood ah soconayay loona qabtay caruruta dhigata dugsiyada hoose iyo dhexe, kaas oo ay koobka qaadeen caruurta dugsiga jaabir Bin Xayaan.
Friday July 23, 2010 - 08:06:22
Visits: 2637
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Maxamed Muuse Cabdi Jabroos oo ah Wakiilka Zone 4 ee guddiga Olombikada soomaaliyeed ayaa wuxuu hambalyo iyo bogaadin u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, isagoo si gaar ah ugu hambalyeeyay qaabkii ay u dhacday Doorashadii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta.