Wararka

Friday September 23, 2011 - 14:55:12
Visits: 3888
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Ka dib markii kooxda Soomaalida dalka Australia ku guuleysatay taratnkii horyaalka heerka labaad ee waqooyiga dalkaasi ayaa waxaa rag ka trisanaa bahweynti isboortiga Soomalaiya berisamaadkii waxaa ay soo direen hambalyo ku aadan guushaasi ay gaareen markii ugu horeeysay taariikhda Koox Soomaaliyeed…
Wednesday September 14, 2011 - 17:59:29
Visits: 2075
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa maanta oo Arboco ah waxaa uu tababr dhanka maamulka ah oo hal maalin soconayay u qabtay madaxda naadiyada kala duwan ee hoos-taga xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta.
Friday August 26, 2011 - 13:08:55
Visits: 2784
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Aweys Muuse Arboow oo loo yaqaano Aweys Fuundi waxaa uu ka mid ahaa xidigihii lagu dhaaran jiray ahaa ee soo maray kubadda cagta dalka Soomaaliya,waxaana uu ka ciyaarayey lambarka 2-aad ee daafaca isagoo u saftay naadigii caanka ahaa ee Ciidanka xooga dalka ee Horseed oo ka mid ahayd naadiyadii ugu…
Thursday August 11, 2011 - 19:50:46
Visits: 2181
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Ururka kubada cagta dalalka bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa maanta oo khamiis ah ku baaqay in hey'adaha isboortiga caalamku ay qaadaan Olole balaaran oo looga hortagayo musiibo bini'aadanimo oo ka dhacda dalka Soomaaliya oo dhibaatooyin abaareed oo xoogani ay ka jiraan xubin buuxdana ka ah…
Wednesday July 20, 2011 - 14:48:00
Visits: 3194
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cgta ayaa shalay Salaasadii soo gabagabeeyay tartan Futsal ah oo lagu dhiiri gelinayay nabada iyo saaxiibtinimo ka dhex abuurka dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana koobkii ku guuleysatay kooxda Nucmaan.
Saturday June 25, 2011 - 10:02:14
Visits: 2413
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Maahmaah Soomaaliyeed ayaa waxaa ay oraneysaa "Dadaalaa wuu gaaraa" taas macneheedu waxaa uu yahay in bini'aadamku uu sameyn karo is bedel laakin isku daygu uu yahay waxa ugu muhiimsan oo ay tahay marka hore in lagu dhaqaaqo wax kasta ka hor.
Friday April 22, 2011 - 09:40:52
Visits: 3824
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Kumaan kun taageerayaal ah oo la oran karo waa tiradii ugu badneyd ee fagaarayaasha sportiga isugu timaada tan iyo horyaalkii 28-aad ee lagu qabtey garoonka Da'da ah ee Coni Stadium, ayaa shala galab u soo xaadirtey kulan ciyaareedka Elman iyo Banaadir telecom,kaasi oo lagu qiyaasi karay inuu la…
Sunday April 17, 2011 - 19:39:22
Visits: 3184
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Iyadoo la tixraac ciyaartii dhex martay Naadiyada Elman iyo Horseed, dhacdayna taariikhdu markey aheyd 13/04/011, kuna tirsaneyd Horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee 2010-2011 taasoo markii ay dhamaatay kadib ay dhacday in laba ciyaaryahan oo ka tirsan Elman oo kala ah: C/maan Ismaciil Cismaan iyo Saciid…
Sunday March 27, 2011 - 08:51:42
Visits: 2484
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Saciid Maxamuud Nuur, ku xigeenadiisa Cali Saciid Guuleed, Cabdulaahi Abow Xuseen, Cabdirashiid Xaashi, xoghayaha guud Cabdi Qani Sacid Caradb, guddoomiyaha guddiga garsoorka Cusmaan Jaamac Diraac, xubnaha guddiga fulinta , xogyeheynta , garsooreyaasha…
Friday March 18, 2011 - 21:33:42
Visits: 3552
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wareega 2-aad ee horyaalka heerka 1-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya ayaa maanta oo jimco ah ka furmay magaalada Muqdisho kadib muddo todobaad ah oo nasasho lagu jiray, waxaana cayaartii maanta ay dhex martay Heegan iyo Banaadir telecom iyadoo 1-0 ay ku adkaatay Heegan.
Friday March 04, 2011 - 22:25:54
Visits: 3828
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Kooxda Horyaalka difaacaneysa ee Banaadir Telecom ayaa galabta oo Jimco ah waxaa ay 1-0 ugu awood sheegatay kooxda Elman oo iyaduna hada horyaalka hogaamineysa. Guul daradii galabta ayaa ahayd tii ugu horeysay ee Elman ay la kulanto tan iyo intii horyaalku dib u furmay 21-kii Janaayo.