Wararka

Sunday March 11, 2012 - 20:23:09
Visits: 2499
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddomiyaha Guddga Olmbikada Soomaaliyeed Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) ku xigeenkiisa Duran Axmed Faarax, xoghayaha Guud ee GOS Cabdullaahi Axmed Tabarbi, Maamulaha xafiiska GOS Maxamed cabdow Xaaji
Wednesday December 28, 2011 - 11:30:47
Visits: 2824
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid Muxuyadiin Xasan Jurus oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu u aqoonsaday guddoomiyaha ugu kubad jacaylka badan tartanka degmooyinka ayaa waxaa uu sheegay in uu aad ugu rajo weyn yahay in wiilashiisu ay ku guuleysan doonaan koobka degmooyinka marka cayaarta kama…
Sunday December 25, 2011 - 10:05:46
Visits: 2419
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Mid ka mida ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Mqudisho ayaa si weyn usoo dhaweeyay dhaq-dhaqaayada isboorti ee dalka ka jira si gaar ahan wuxuu u tilmaamay cayaaraha degmooyinka gobalka Banaadir oo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu soo abaabulay gacan weyna uu ka…
Saturday December 24, 2011 - 20:23:25
Visits: 2721
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Wiilasha kubada Cagta ee degmooyinka Yaaqshiid iyo WadaJir ee gobalka Banaadir ayaa galabta xaqiiqsaday in ay usoo talaabeen wareega 4-ta ee semifinalka tartanka nabada gobalka Banaadir oo lixdii maalmood ee lasoo dhaafay ka soconayay garoonka Stadium Banaadir
Monday November 07, 2011 - 17:11:28
Visits: 2474
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa maanta oo isniin ah ku dhawaaqay isku aadka tartanka kubada cagta dugsiyada ee 2011-ka. Qoraal saxaafadeed kasoo baxay xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa lagu sheegay in tartankan muddo laba bilood ah qaban qaabadiisu socotay, waxaana…
Friday October 07, 2011 - 18:21:54
Visits: 2590
0 Comments
Shaafici Muxyidiin
Waxaa lasoo saaray isku aadka tartanka 28-aad ee koobka qaramada Afrika ee {Orange African Cup of nations} loo yaqaan kaas oo bisha Janaayo ee sanadka soo socda si wada jir ah loogu marti gelin doono wadamada Gabon iyo Equatorial Guinea.