Cayaartya oo ahayd mid aad u adag ayaa labada xulba ay soo bandhigeen wac dare waxana goolka ku hormaray xulka
Qeybtii labaad markii la isu soo laabtay ayaa xulka
Saxafi lagu magacaabo Maxamed cabdulaahi oo cayaarta daawanayay ayaa sheegay in xulka Soomaaliya ay caawa soo bandhigeen cayaar aan horay looga baran ayna u muuqdeen kuwo ka weerar badan xulka la cayaarayay ee Malawi oo ka mida xulalka usoo baxay tartanka Under 17 ee dunida oo lagu qabanayo dalka Nigeria.
“Waan uun laga badiyay Soomaaliya laakin waxaan dhihi karaa xulka Soomaaliya ayaa cayaar wanaagsanaa islamarkaana weerarka inta badan uu xagooda ka imaanayay”ayuu yrii saxafigan garoonka ku sugnaa markii ay caawa cayaartu dheceysay.
Waxaa uu sheegay in xulka Soomaaliya ay guushu diiday oo keliya laakin aan awood cayaareed oo laga sareeyay caawa looga badin.
Soomaaliya ayaa 22-ka bishan oo ku beegan maalinta sabtida ah la cayaari doonta xulka
Wixii warar ah ee kusoo kordha hadba waan idin soo gudbin doonaa Insha Allah.
Somali Football Media Department
Email:Somalifootballmedia@gmail.com
+2525-0-969815 Cell
+2525 936226 office