Koox Soomaali ah oo si weyn uga dhex muuqata Swiss league

Thursday July 09, 2009 - 13:37:35
0 Comments
3011
Shaafici Muxyidiin
Koox ay leeyihiin jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland ayaa waxaa ay si rasmi ah uga mid noqotay kooxaha heerka 2-aad ee cayaaraha beach soccer-ka ee dalka Switzerland.


Kooxda Soomaalida ayaa ka mida kooxaha ugu cad cad kuwa heerka labaad ee cayaaraha beach soccer-ka ee dalka
Switzerland waxaana tani ay talaabo taariikhi ah oo muuqata u tahay dhamaanba taageerayaasha kubada cagta Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibada ku kala nool.

 

The Swiss league waxaa ka qeyb gala qaar ka mida cayaaryahanada dunida ugu caansan sida Majer Potugal oo  xirta numberka 7-aad hada ka horna laba jeer noqday cayaaryahanka ugu wanaagsan dunida.

 

Kooxda Soomaalidu si weyn ayay uga dhex muuqataa Swiss League waxaana maamulaha kooxda Soomaalida Mohamed Ahmed uu somsoccer.com u sheegay in aad loogu rajo weyn yahay kooxdeenu in ay u gudubto heerka koobaad ee Serie A-da.

 

Xubnaha Somali Beach Soccer Team waxaa ay kala yihiin:


Team Somalia Beach Soccer
 
1.ADURAHMAN Munir(Somali)
2.MOHAMED Jamal(Somali)
3.MUKHTAR Abdi(Somali)
4.ABDI Hamdi(Somali)
5.SAMANTAR Mustafa(Somali)
6.ABDULKADIR Khadar(Somali)
7.CAMARA Mohamed(Sierra Leone)
8.GOCEGÜN Cengiz (Turkey)
9.IDIARTE MORENO Lao (Brazil-Somali)
10.KROPF Pascal(Somali)
11.XAAJI NUUR Maxamed(Somali)
12.BOESCH Michael (Swiss)
13.DASCOLI Thomas(Italian-Swiss)
14.ABUKER Mohamed( Somali)


 

 

Somali football Media Department

 

Email: somalifootballmedia@gmail.com

 

+2525-0-969815 Cell

+2525 936226   office



Leave a comment